Aad goobaha aad maalin kasta aado!
Xafiiska Gaadiidka Portland (Portland Bureau of Transportation, PBOT), oo kaashanaysa Multnomah County REACH, ayaa abuuraysa marinnada dadka lugaynaaya oo badqab leh oo laga hirgelinaayo xaafadaha si loo kordhiyo isku socodka goobaha bulshada ee muhiimka ah sida dukaannada adeegga raashinka oo qiimo macquul ah leh, adeegyada caafimaadka, dugsiyada, iyo goobaha kale ee dalxiiska.
Waxaan filaynaa in marka hoos loo dhigo jaamka gaadiidka aana ku dhejiyo qariirado tilmaan bixinaaya wadooyinkaan, in dad badan ay ku qanacsanaan doonaan inay u lugeeyaan meel kasta oo dhawraysa caafimaadka, awooda, iyo isku xirnaanta ayaga iyo qoysaskooda iyo bulshadooda.
Hel xaafadaada
Guji lifaaqa hoose si aad u hesho khariirada dariiqyada lagu lugeeyo ee xaafadaada. Waxaad heli doontaa boorar ku dhagan isgoysyada si ay kaaga caawiyaan garashada jidka aad raacayso. Xaafado cusub ayaa adeegga la gaarsiin doonaa anagoo kala shaqaynayna bulshada aqoonsiga goobaha maalin kasta ee muhiimka u ah ayaga marka mar kasta ka fiiri lifaaqa!
Cully Neighborhood Map
Wadadani waxay kaa caawineysaa isku xirka dadka degan Arbor Mobile Home Park, Cedar Shade Mobile Home Park, and Glenwood Trailer Park xaafadaha soo socda:
CUNTO- Tienda Dona Maria at 6716 Northeast Killingsworth, Brother's Market & Deli at 5411 NE Cully Blvd, and Northeast Emergency Food Program at 4800 NE 72nd Ave
XARUNTA CAAFIMAADKA- La Clinica de Buena Salud at 6736 Northeast Killingsworth
BEERTA RAAXADA- Cully Park at 5810 NE 72nd Ave and Khunamokwst Skate Park at 5200 NE Alberta St.
DUGSI- Rigler Elementary at 5401 NE Prescott St. and Scott Elementary at 6700 NE Prescott St.
Gateway Neighborhood Map
Wadadani waxay kaa caawineysaa isku xirka dadka degan Ankeny Woods, Cascade Crossing, and Gateway Park Apartments xaafadaha soo socda:
CUNTO- Winco at 1222 NE 102nd Ave, Lily Market at 11001 NE Halsey St., and Namaste Indian Bizaar at 10306 NE Halsey St.
XARUNTA CAAFIMAADKA- Bridge City Family Medical Clinic at 1410 NE 106th Ave, Providence Immediate Care Gateway at 1321 NE 99th Ave, and Multnomah WIC and Rosewood Family Health at the Professional Plaza 201 at 135 NE 102nd Ave
BEERTA RAAXADA- Ventura Park at 460 SE 113th Ave and Gateway Discovery Park at 10520 NE Halsey St.
NEIGHBORHOOD GREENWAYS- Eeg map for route