Doorashada Portland 2024

Label: Project
Sannadka 2024-ka, codbixiyeyaasha Portland waxay isticmaali doonan codaynta la kala saraysiiyo musharixiinta la doorbidayo iyo ka codaynta degmooyinka si ay u doortaan wakiiladooda. Ogow wax badan oo ku saabsan hababkan cusub ee doorashada iyo hirgelinta isbeddelada cahdiga codbixiyuhu ansixiyay.

Contact

La xidhiidh

James Eccles

Elections Education Supervisor

Blanca Gaytan Farfan

Elections & Community Education Analyst

City Elections

City Elections Division

Xafiisyada, barnaamijyada, iyo mashaariicda la xidhiidha

Back to top