Services, guides, and information

5 services and resources found
(PBOT) waa wakaalada masuulka uga ah magaallada ilaalisa badqabka wadooyinka magaallada inta lagu jiro daadadka iyo dhul go'a. Tilmaamaha kahortaga, waxa aad samaynayso marka dhulku go'o, sida loosoo sheego, goobaha jawaannada ciida.
Inta lagu jiro duufaannada qaboobaha, shaqaalaha (PBOT) ayaa shaqeeya 24/7 si ay khataraha uga saaraan wadooyinka magaallada una furaan jidadkaxaalada degdega ah. Tilmaamaha qorsheynta xili hore, raacista gaadiidka dadwaynaha, lugaynta, baaskiil wadista, ama gaari ku wadista barafka iyo ceeryaamada.
Qkhariirada faahfaahsan ee Tusmo ku aadan Xarunta Cimilada Qaboobaha oo kasoo baxday (PBOT). Shaqada baraf xaaqida, wadooyinka barafka iyo ceeryaamada, xiritaanka wadooyinka, kor u qaadista heerka, cimilada, kaamirooyinka wadooyinka, iyo xogo kale.
Waaxda Gaadiidka ee Portland (Portland Bureau of Transportation, PBOT) ayaa ka jawaabta khataraha wadooyinka maalin iyo habayn. Liiska taxanaha tallooyinka iyo wadooyinka ay shaqaalaha (PBOT) xireen sababo la xiriira cimilada qaboobaha. Marinnada xaalad degdeg ah, ayaa la sharxay. Lifaaqa khariirada

Filters

Filter by information type

Filter by topic

Back to top