Cimilada

Program
Public Works
Roobta aadka u badan, go'itaanka dhulka, barafka, ama ceeryaamada, (PBOT) waa wakaalada masuulka uga ah magaallada ilaalinta badqabka wadooyinka inta lagu jiro cimilada xun. Wararka, xiritaanka wadooyinka, tilmaamaha nabad ku tagista guriga, khariiradaha, iyo xogo kale.
Sawirka baraf xaaqe shaqada ku jira inta lagu jiray duufaanta barafka qaboobaha ee wado u dhow calaamada ay dadka lugaynaaya wadada ka gooyaan.

Contact

La xidhiidh

Gurmadka Dayactirka shaqeeya 24/7 ee (PBOT)   

phone number503-823-1700Waxaa la heli karaa 24/7 si aad ugu soo sheegto xaaladaha degdega ah ee khataraha wadada. Turjumaad ayaa la heli karaa.
Back to top