Information
Xog badan ka ogoow shardi dhaafyada rakibaada aaga cuntada ee banaanka.
Translate this Page
Shardi dhaafyada AYAAN lagu heli doonin arrimaha soo socda ee amaanka:
- Xakabadaha saqafka <50’
- Xakabadaha isgoysyada <10’
- Xirista difaacyada
Qarashka hawsha shardi dhaafku waa $150. Qarashkaan ayaa lagaa dhaafayaa mareegta ogolaanshaha ee 2024 marka lacagaha ARPA la heli karo.
Codsadeyaasha ayaa loo sheegi doonaa go'aanka 6 asbuuc gudahood laga bilaabo marka aad codsiga dirto.
Iimeel ugu dir foomka iyo dukumiinti kasta oo taageeraaya oo PDF ah iimeelka outdoordiningpdx@portlandoregon.gov
Waxaad sidoo kale codsiga toos u gayn kartaa:
City of Portland – 1st Floor Reception
Attn: Portland in the Streets
1120 SW Fifth Ave, Suite 1331
Portland, OR 97204