Services and Resources for Novel Coronavirus COVID-19

Aaga Banaanka Cuntada Laanta Gaadiidka ee Portland (PBOT). Talaabooyinka aad raacayso kahor codsashada, jadwalka qarashka, lifaaqyada tusmada naqshada iyo shuruudaha ogolaanshaha.
Tusmada ogolaanshiyaasha aaga cuntada ee banaanka ee Laanta Gaadiidka ee Portland (PBOT). Ganacsiyada waxaa laga doonayaa inay helaan ogolaanshaha aagaga banaanka ee cuntada si ay ugu iibiyaan cunto ama cabitaan aagaga wadada dadwaynaha.
Back to top