taageero sharci u siiso soo galootiga iyo qaxootiyaasha

Information
Staff from Civic Life and PCC celebrate the new partnership providing free legal services for immigrants and refugees.

Xafiiska Bulshada iyo Nolosha Madaniga ah ayaa heshiis la saxiixay la galay Xarunta Khayraadka Sharciga ee Machadka Bulshada ee Portland si ay taageero sharci u siiso soo galootiga iyo qaxootiyaasha reer Portland, ayna ku jiraan: 

  • Caawimaad ku aadan cusbooneysiinada Xeerka Gaarka ah ee Carruurta Wadanka soo gasha (Deferred Action for Childhood Arrivals , DACA) 
  • Codsiyada oggolaanshaha shaqada 
  • Baaritaannada sharciga socdaalka 
  • Dukumiintiga socdaalka ee dadka heysta aqoonsiga (Deferred Action for Childhood Arrivals (DACA)  

Adeegyadaan ayaa istaraatiiji ahaan loo doortay inay meesha ka saaraan caqabadaha ku gudban guusha iyo badqabka soo galootiga iyo qaxootiyaasha. 

Haddii aad u baahan tahay caawimaad ama taageero, fadlan iimayl u soo dir Wafa Almaktari: wafa.almaktari@portlandoregon.g…

Back to top